Waxaa yaraaday murankii madhalayska ahaa ee markasta la dhex dhigi jiray golaha deegaanka gabilay oo macna la’aan iyo shaki.uun la kala dhex dhigi jiray oo aan deero deero herdiyin.
Waxaa iyaduna maayarka ilaahay isha cadaawaha haka nabadgaliyo uu hagaajiyay xidhiidhka kadhaxeeya isaga iyo badhasaabka gobolka gabilay mustafe cabdi ciise shiine oo inkastoon magacaabistiisii dabadeed dibloo arag waxuu gobolka kusoo kordhiyayna aanan dareemin hadana maayar labaad oogabilay leedahay uun ku noqday Gabilay, yeelkeede hadana wada shaqayntooda ayaa waxay gobolkii ka dhigtay mid muran oo dhan suuliyay oo iminka shanqadh la’aan lagu wada qayilo taasina waa waxqabad xaga nafsaaniga ah. Waxaas iyo waxaan iloobayba waxaa qayb u helay maayarka degmada gabilay Maxamad Amiin Cumar Dheere.
Waxaaan iminkana u gali doonaa waxii bini aadan kama maarmo talo e aan is idhi waxay unoqonayaaan raandhiis uu daanka dhigto hadhawna guushiisa uu kusii kabo hadii kale guusha maayarka ayaa noqonaysa mid bilaa dhamaada, hadaba laba arinbaan kula talin lahaa maayarka.
- tahore magaalada gabilay oodeegaan ahaan ahmagaalo aad ubalaadhatay waxay hadana ka mid tahay magaalooyinka ugu madaw wadanka sidaa darteed waxqabadkasta oo uusameeyo oobilaa iftiin ahi waxuunoqonayaa midsidaa magaalada umadaw markaa maayarka ilaahay haku asturo waxaa waajibku ah inuu magaalada usameeyo laydh oolaga daayo lamaxukumi karayo ee waxaanla xukumi karine inta uulaba mishiin iyo afarduubi sooiibsado ha udhiso meel laga maamulo mishiinadaasi waxaana loola xisaabtamayaa sida shaqooyinkii ka adkaaba uu uxaliyay oo waala xuki karaa laba mishine iyo xadhkahooda hadii taaa uuka yabaalo waxaa jira qorshe kale oo ah habka solar systemka ah oomagaalooyin badan oosoomaaliland ahi isticmaalaan oowaliba kajaban habka hore waxaana lagu isticmaalaa wadada badhtamaha ee dhexmarta magaalada hargaysa waxwayna katartay madawgii baahsanaa eemagaalada hargaysa ka jiray qorshahaasina waa mid magaalada mihiimad gaara uleh waaana inuu kutalagalaa arintaasi hadiikale waxaa haysan doona gumaysiga shirkadaha magaalada laydhbaanu ushidnaa yidhaa een toban glub o muwaadin nimo ah magaalada kashidin hadiila yidhaa waa inaad wadadaas shidaan waligood kuushidi maayaan habeenkaad isqabataana waxay nalka kajarayaan xarunta dawlada hoose iyo saldhiga sidii horeba ugu dhacday maayar maxamad cabaas oo brakaad bari dabka kajartay murankooduna bilo socday
Arinta labaad ee aan maayirka Gabilay kula talinayaa waxa weeyaan inuu yeelo oo ah kor u wadida goobaha waxbarasho gaar ahaana kobcinta iyo tayaynta waxbarashada gobolka oo hadiila yidhaa wasaarada uuni haku koobnaato ay noqonayso midbeen aan isku sheegayno waayo magaala waliba way isku tashatay kadib markii lacagahii laga jaray macalimiintii qaaadan jiray islamarkaana magaalo kastaaba waxay samaysay isku tashi lagu badbaadsho dugsiyada iyo macalimiinta wax ka dhigaba si tayadoodu kor ugu kacdo, oo aanay waxbarashadu inaga dumin iyadoo sanadkanba hadalhaynta Gabilay ee dhinaca waxbarashadu ay jirtay, markaasna waa taa waxii soo kordhana waynu uwada joogaynaa insha alaahu, waxaanan gobolka iyo maamulkiisa leeyahay ilaahay waa xile xila ninkii gartuu dhibaaye haydin garansiiyo. Aamiin…………… Aamiin
Wa bilaahi tawfiiq
Warbixin: wariye Aadan Cabdi Ciidle
Hargaysa, Somaliland.