RADIO HUBAAL- Dhegeyso Cabdillaahi Jawaan Oo Sheegay In Saddex Habr-rood Oo Is Eryanaya Dartood Uu Uga Baxay Xisbiga KULMIYE
“Waxaa Jiray Simbiriirixooyin Hore Inoogu Yimi, Xisbigii Ugu Horreeyey SNS Baa La Odhan Jiray, AWAL iyo GARXAJIS baa Is Haysta Ayuu Ku Baaba’ay”
“Maanta In Habar-magaade Lagu Faano Ama La Yidhaahdo Habar-jeclo Ayaannu Nahay Oo Waanu Gaamurnay Ma Taallo”
“Habr-ro Is Eryanaaya Oo Kolna Heshiinayaa Oo La Odhanayo Saddex Habr-rood baa Wax Qaybsaday Waa Innagu Nusqaan…Anigu KULMIYE Habr-ro Ayaan Uga Tegey, Waxba Idinka Qarin Maayee Waxaan Uga Tegey Habar Jeclo, Habar Awal iyo Habar Yoonis”