Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Galabta u Kicitimay dalka Isu taga Imaaraadka Carabta Gaar ahaan Dubai oo ay Wada hadal kula leeyihiin Mid ka mid ah Shirkadaha danaynaya Maalgashi ay ku sameeyaan dekeda Berbera.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Oo Maanta U Dhoofay Dubai Iyo...