Boorama(Hubaal):- Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee magaalada Boorama, ayaa maalintooda afraad ee isu soo baxa ololaha doorashada Madaxtooyada Somaliland ee 13-ka bisha 11-aad ee 2017-ka qabsoomaysa, waxaanay muujiyeen Wacdaro iyo baaxaddooda taageero ee ay u hayaan Musharrixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Kulmiye Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan-Saylici.
Waxaannu Warbixinta Warkan isu soo baxa ololaha maalinta afraad ee Xisbiga Kulmiye ee magaalada Boorama oo ay Masuuliyiinta iyo Siyaasiyiinta Xisbigaasi Fagaarayaasha Xaafadaha kala duwan ee demgooyinnka iyo Xaafadaha Boorama kula hadleen Taageerayaasha iyo Farriimaha ay fareen-ba, aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-