Weriye Warbixin Uu Jeediyaynay Ku Aflagaadeeyay Taliyaha Ciidanka Booliska ee Dalkiisa

0
73

Weriye Celi-Seenyo ayaa Laga Horjoogsaday In Uu Somaliland Soo Galo.

Weriye Cali-seenyo ayaa taliyaha ciidanka booliska Somaliland ku eedeeyay inuu lahaa amarka ishortaaga.

Weriyahan iyo afar qof oo kale ayaa shalay laga celiyay magaalada Lawyacaddo ee xuduudka Somaliland iyo Jabuuti.

Haddaba weriyahan ayaa isla goobta uu ku sugnaa warbixin uu ka diyaariyay is-hortaagiisa, telefishenka uga soo diray, waxaana uu aflagaado ugu gaystay taliyaha ciidanka booliska Somaliland.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here