Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe Xagga Caqliga Kama Koro

0
49

Xildhibaan Kijaandhe shame on you & grow up- by Abdi Mustafe

Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe xagga caqliga kama koro. Wuxuu sheegay moosinka 40 xildhibaan ku laaleen wareejinta haamaha in la tahriibiyey. Hadalkaa oo meel ka dhac ku ah Golaha Wakiilada ee uu ka tirsanyay. Dhawaan wuxuu shaaca ka qaaday in uu golaha xisbiga Kulmiye ka dhex tartami doono si uu musharax madaxweyne u noqdo hase yeeshee wuu garanayaa in aannu cod ka heleyn ee wuxuu doonayaa in lacag ay iskaga reebaan ragga Kulmiye ka tartamayaa. iminkana Madaxtooyada ayaa sida la cadeeynayo siisay $1500 kuna tidhi canbaaree xeerka golaga wakiiladu ku laaleen wareejinta haamaha. Kijaandhe maaha nin caqli badan oo ciyaal mafrashka uu Hargiesa ku leeyey kula qayila ayaa kolba dhegta wax u saara iyagoo qayilaad had iyo jeer kaga furta. Kijaandhe waa nin caynaan jilicsan oo dhankii la doono loo jeedin karo oo weliba aan siyaasi ahayn. Haduu damiir leeyahayna muu yidhaahdeen golaha wakiilada ee isagu tirsanyay ee aqlibiyadi codeysay ayaa xeerka haamaha tahriibiyey.Axmed Cabdi Nuur kijaandhe

Xildhibaan Kijaandhe shame on you & grow up. Seek help from Allah and not from Silaanyo & his wife.

Also you are feeling low and depressed and it is time to seek professional help.

Abdi Mustafe

Abmustafe123@gmail.com

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here