HUBAAL Channel: Xildhibaan Maxamed A. Aadan (Weli-Xaawo) oo Farta Ku Fiiqay Wacyiga Dhabta ah ee ay Abaaruhu Dhaxalsiiyeen Maxasta Somaliland
Hargeysa (Hubaal) – Xildhibaan Maxamed Axmed Aadan (Weli Xaawo) oo kamid ah xildhibaannada aqalka Golaha Wakiillada Somaliland ayaa shir jaraaid oo uu magaallada Borama ku qabtay Isniintii maanta waxaa uu kaga hadlay xaallada abaareed ee dalka ka jirta, isaga oo ka deyriyey nolosha iyo wacyiga ay ku sugan yihiin dadka abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan deegaannada bariga dalka.