Xisbiga UCID Ee Gobolka Togdheer Iyo Ururka JIIdali Oo Xukuumadda Ku Canaantay Dilkii Labada Sarkaal

0
51

Burco (Hubaal)-Masuuliyiinta ,Tageerayasha Xisbiga Mucaradka ee Ucid ee Gobolka Togdheer Iyo Ururka Jiideele oo Siwada Jira Gobolka Togdheer Ugu Qabtay Shir Jaraid Kaas oo ay Tacsi Tiraanyo leh Ugu diriyay Ehelki iyo Qaranki ay Ka Baxeen Labadi Sarkaal ee Lagu Dilay Deegaanka Qorilugud Iyaga oo Xukamadana Ku Eedayay Sida an wali Talabada uga Qaadin Gacanku Dhigalayashi gaystay Falkaasi ee aan Wali La Horkeenin Cadlada Waxa kale oo ay Ka Hadleen Diwaan galinta Mowqufka ay ka Taagan yahiin ka Xisbi ahaan Gar,ahaana Gudida iyo Tageeraysha Xisbiga Ucid Xafiiskeeda Gobolka Togdheer Waxayna Cod Dheerna ku Sheegeen Inay Qadaceen Diwaan galintaas.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Togdheer Aadan Xuseen iyo Mustafe Ismaacil Cabdi oo ka Mida Masuliyinta Xisbigaasi oo Si Iskumida uga Hadlay Dilki Labada Sarkaal ee Lagu Dilay Deegaanka Qorilugud Iayaga oo ku Eeaday Xukumada inay Wax Talaba ah Ka Qaadi wayday Cidii Talabada ku lahayd Dilkaasi Walina La Horkenin Cadalada Hadaladoodina waxa Kamid Ahaa Sidan“Haadi aanu Nahay Gudida iyo Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Gobolka Togdheer.”Ugu Horayn waxaan Tacsi uga Diraynaa Ehelki ,Qarabadi iyo Qarankii ay Ka Baxeen Labadi Sarkaal ee Cidinka Qaranka ee Gudata 17aad Kuwaas oo Si Xaqdaro ay Ku Dishay Waxaan Leenahay Inaalilahi waa Inaa Ilahay Rajucuun Ilahay Samir iyo Imaan Inaga iyo Shacabka Rer Gabilayba Haynaga siiyo ee ay Ka Dhinteen iyo Gud ahaan Somaliland Waan ka Tirsanahay waxaanan Kasii Xunahay oo anu Sheegayna Talabada aan Laga Qaadin ee ay Xukumadu Dhagaha Ka furasatay ee aan lasoo Qaban Gacan ku Dhiglihi Sarakishaasi Layay ee aan wali La Horkenin Cadalada Waxaan si Sharafle uga Cidsanaynaa Xukumada iyo Taalabo ka Qaado Cidi Dilkaasi gaysatay Waxan uga Gudbayaa Diwaangalinta Qodobo ku Saabsan Hadii aanu Nahay Masuliyinta iyo Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Gobolka Togdheer Waxaan Usheegayna Xukumada Inan Tageersanahay Go,aanki Qadacada ee ay Soo Sareen Labada Xisbi Mucarad ee Wadani iyo Ucid ee ka Soo Baxay Xarumahooda Dhaxe wacaan leenahay Waan Qadacnay Waxanan leenahay Ma ogalin Mana Yeelayno Kaadhka Dhalashadu waxa uu u Xidhnanayaa Kaad Doorashada Ma Ogalanayno waan Qadacnay ,

Waxan Iyaguna Shirkan Jaraa,idka Hadlay Gudoomiyaha C/samad Axmed Boon iyo Mustafe Kafaare oo KamidaMasuliyinta Ururka Jiidaale ee Gobolka Togdheer Oo si Isku mida uga Hadlay Geeridi ku Tami labadi Sarkaal ee Ka Tirsana Ciidanka Qaranka Somaliland Waxa Kale oo ay Canabreyeen Dhacdadi ka Dhacday Gobolka Gabilay waxana Hadaladoodina ka Mid ahaa Sida Tan”Waxaan Tacsidaynaynaa Labadi Sarkaal ee Ku Dhintay Jiida Hore ee Ka Dhintay Gutada 17aad ee Cidanka Qaranka Somaliland Waxa kale Oo Canbaraynayaa Dhacdadi Foosha Xumayd ee Ka Dhacday Gabilay Taasi oo ahayd Dhacdo Falxun oo Ahayd Xasuuq Shacab ahayd waan Cabaraynayaa Umadu way Mudaharda Mudaharad Salmiyana Waysmaynayeen Waxa kale oo aan Cabarayna Gudoomiyaha Ururka Jiideeli ee Gobolka Gabilay ee Xidhan Waxaan leenahay Ha la Sii Daayo Gudomiyaha Xidhan
Isku soo wada Duubo Shirkan Jaraa.id ayaa ku Soo Beegmayaa Mar Shalay uu ka Dhacay Mudaharad Baladhan Magalada Gabilay Taasi oo alaga soo Horjeeday Dilkii Loo Gaystay Labada Sarkaal ee Ka Tirsana Cidanka Qaranka Somalilanducid iyo jiidali ucid iyo jidaliucid vs jiidali

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here