Xisbiga UCID Oo Qaadacay Muddo Kordhinta Iyo Guddoomiye Faysal Oo Ku Baaqay Shir-Beeleed

0
29

Hargeysa(Hubaal):- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa qaaddacay Muddo-kordhinta Guurtidu ku dhawaaqday maanta ee sannadka iyo Tobanka bilood ah, isla markaana waxa uu Guddoomiyaha UCID sheegay sidii uu shalay-ba ballanqaaday inay dib ugu noqonayaan heshiiskii hore ee Guddiga doorashooyinka ee halka sano ahaa haddii ay Guurtidu dhaafto heshiiskii dambe ee Xisbiyadu u gudbiyeen ee dhigayey in la kordhiyo sannad, shan bilood iyo 15-cisho.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here