Xisbiga Wadani Ayaa Ku Dhaliilay Siilaanyo Inuu Yahay Mid Cadaalad Daran Iyagoo Isla Markaasna Ku Xusay Nimanka Wasiirada Ah Ee Is Casilay Inay Yihiin Kuwo Miisaan Culus O Aay Cadaatay Maamul Xumida Iyo Cadaalad Darida Xukumadan.
Hada Waxaa Dadwaynuhu Garan Waayeen Xisbiga Wadani Dhanka Uu U Socdo Sabtoo Ah Shalay Markii Xilalkooda Aay Hayeen Nimankan Is Casilay Waa Kuwii Xisbiga Wadani Aadka U Dhaliili Jiray Ee Shakhsi Shakhsi U Dhaleecayn Jiray. Waxaa Kaloo Dadwaynuhu Is Waydiyeen Maxaa Ka Qaldan Xisbiga Wadani Waxaana Jawaabtay Isa Siiyeen Noqotay In Xisbiga Wadani Yahay Xisbi Aan Bakhtiga Xataa Ka Tagin. Miisaan La’aanta Xisbiga Ayaa Waxaad Ka Dheehan Kartaa In Xisbiga Wadani Yahay Dad Waalwaalan Waayo Waxaanay Garanaynba Waxay Diidanayeen Iyo Waxa Aay Doonayaan Oo Waa Kuwaa Shir Jaraa’id Intay Qabteen Cadaalad Daro Ku Tilmaamay Xukumadii Iyagoo Asbaab Uga Dhigaya In Madaxwayne Siilaanyo Cadaalad Dari Ka Taliyay Taasina Sababtay Iscasilaada Wasiirada. Markaan Dhan Walba Ka Eegay Xisbiga Wadani Waxaan Ka Wadi Waayay In Xisbigu Aanu Xisbi Ahayne Laakin Uu Yahay Garab Ka Mid Ah Garabada Kulmiye Waliba Garabka Dudmadu Israacisay Ineey Yihiin. Bal Idinkaan Idiin Dhiibee Meel Kaloo Looga Qaado Ma Leeyihiin?
W/Q: Aden Deeq