Xisbiga Waddani ayaa masuuliyiin badan xilalka ka qaaday maanta.
Talaabadan ayaa dabasocota khilaaf maalmihii u dambeeyay ka dhex taagnaa hoggaanka xisbigaasi, taasi oo keentay xisbiga uu ukala jabo labad garab oo midi la baxay garabka badbaadinta xisbiga Waddani, isla markaana uu hoggaaminayo xoghayaha guud ee xisbigaasi Mr. Uurcadde.