Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Arrinta Qudus (Daawo)

0
120

Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha Kumeel Gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu si adag uga hadley xaalada Magaalada Qudus oo dhawaan dalka Mareykanku u aqoonsadey in ay tahay caasimada Yuhuuda,Waxaana uu sidoo kale uu si cad u sheegay in ku dhawaaqista go,aankaas Mareykanka ay u fudeydiyeen dawlado Islaam ah isla markaana carab ah kuwaas oo ilaashanaya kursigooda.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here