Xisbiga WADDANI Oo Ka Mahadnaqay Weedho Ku Jiray Eedo Madaxtooyadu U Jeedisay, Markalena Dhaliilay Madaxweynaha

0
27

Hargeysa(Hubaal) – Xoghayaha warfaafinta ee Waddani Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa sheegay in eedihii xukumaddu shalay u jeedisay Waddani ay abaal xisbiga ugu gashay maadaama ay soo xigteen weedho Waddani ku dhaliilay xukumadda lagana sii daayay saxaafadda dawladda.

Mudane Boobe, ayaa sidoo kale madaxweynaha ku dhaliilay inuu fahmi waayay halka sixir bararku salka ku hayo isagoo muddo dheer siyaasadda ku soo jiray, ahna dhaqaale yahayn, wuxuuna arrintaas ka sii daran ku macneeyay madaxda uu ka talo bixinta sixir bararka u magacaabay oo uu ku tilmaamay inay yihiin kuwa sababta u ah sixir bararka.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here