Hargeysa (Hubaal) Masuuliyiin uu kamid yahay Mujaahid Cali Cismaan Libaax (Mujaahid Cali Xaraaro) iyo Aqoon yahan Alla-Magan Ibraahim Ciise ayaa maalintii shalay Si rasmi Ah Ugu Biiray Xisbiga Waddani . Hogaanka Sare Ee Xisbiga Wadani Ayaa Xaflad Ku Qaabilay Masuuliyiinta Ku Soo Biiray Waxaa Goobtaas Hadal KA Jeediyay Mujaahid Cali Xaraaro Iyo Alla Magan , Waxaa Iyaguna Madashaa Ku Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Cabdi Raxmaan Ciro Iyo Masuuliyiin Kale
Halkan Hoose Ka Daawo Video-ga munaasibada soo dhaweynta ee hogaanka xisbiga WADDANI u sameeyay masuuliyiintan