Hargeysa (Hubaal) Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa Sida Fiinta Uga Qayliyay Kulankii dhawaan Madaxweyne Siilaanyo Burco kula qaatay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee Gobolka Togdheer Iyo Kelmadii Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam ay ka jeedisay madashaasi, waxaana qaylada qiiq isku qaska ah ee Xisbiga Waddani muujinaysaa siyaasadoodii oo god madow kusii dhacaysa.
HALKAN KA DAAWO HADALO TAWAAWAC IYO BAROOR LOO KALA GARAN LA’YAHAY OO AY BULSHADA U MARIYEEN MEDIA-HA.