Hargeysa (Hubaal) Qaar kamid ah Masuuliyiinta xisbiga Waddani oo markii ay gaadheen magaaladda Boorama shir jaraa’id ku qabtay ayaa tacsi u diray eheleda marxuum Mukhtaar Caaqil Ibraahim Saleebaan oo ku geeriyooday rasaas Ciidanka Ilaalada Musharraxa Waddani Kala Hor tageen Dadweyne Ku Oriyey Wefti Xisbigooda oo safar ku tegay Gobolka Awdal.
Sidoo kalena Waxay Cambaareeyeen Cidii ka dambeysay falkaasi.