Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Ka Dareeray Shir Lagaga Hadlaayey Doorashada + Sababta

0
108

Masuulyiinta xisbiyada mucaaridka Somaliland ee UCID Iyo Waddani ayaa waxaa ay ka dareereen shir lagaga hadlaayey  xeerka doorashooyinka Somaliland oo ka socdey Hotel Ambasadoor ee magaalada Hargeysa.

Masuulyiinta  labada xisbi oo afkaaka hore Hoolkii shirka dhacay warbaahinta kula Hadley waxaa ay sababeen sababta ay shirkaasi uga soo baxeen .

Waxaaa ay sheegen in sababta ay uga soo baxeen aay tahay iyada oo xukuumaddu ay soo gacan galisay shirkaasi isla markaana waxaa ay ku hanjabeen in aaney saxeexi doonan xeerkaas ilaa cabashadooda la dhameeyo

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here