HUBAAL CHANNEL: DAAWO Haldoorka Degmada 26 June oo Niyad Sami Ka Muujiyey Xog-haye Cusub Oo Maayarka Caasimadu U Magacaabay Waaxda Nabad-gelyada Xaafadaha Magaallada Hargeysa
Hargeysa (Hubaal) – Masuuliyiinta Dawlada Hoose ee Hargeysa ayaa Magacaabay Mudane Guuleed Maxamed Yuusuf Xoghayaha Nabad-galyada Degmada 26 Juune ee Magaalada Hargeysa.
Geesta Kale Magacaabistay Masuulkan Ayaa waxa Siweyn U Soo Dhaweeyey Masuuliyiinta Hay’adda Wanaag-farista iyo Xumaan-Reebista Caasimada Somaliland ee Hargeysa, Faah-faahinta Warkaasi Halkan Hoose Ka Daawo.