ANIGOO AH MAXAMED CABDI MUSE, Beesha Maxamed Jibriil (Deerayahan) JIBRIIL ABOKOR SACAD MUSE Waa beel balaadhan oo dagta Galbeeda Somaliland Khaasatan Gobolada AWDAL IYO GABILEY, Beeshu waa beeshi ka qayb qaadatay HALGANKII LOOGU JIRAY DIB U xoraynta Somaliland oo ay GUULAHEEDA Lahaayeen Inta Ilaahay Ka sokoysa OO Ama hadii loo baahdo La odhan Karo waa Udub Dhaxaad Halganka,
Dhawaan Ayaa waxaa La badalay Maayarki Gabiley Mudane Shucayb Maxamed Muuse oo lagu badalay,, Maxamed Aamin Cumar oo ahaa runtii shaqsi u qalmiyey , Hadaba Marka Laga Yimaado halkaa Ayaa waxaynu ognahay In Loo qaybsado Saami Wanaagsan Maamulka Dagmada Gabiley iyadoo hab siyaasadaysan oo dagaan ahaan loo badalay Maamulkii Sare Wajaale oo Wasiirka Arimaha Gudaha Mudane Cali Waran Cadde oo siiiyey Maamulkii Dadki Dagaanka ahaa Dad dhalinyar ahna ku wareejiyey , Ayaan dhawaanahan waxaan maqlaynay In la casilayo XOGHAYA gabiley waa Midee lama shaqayn karo Maxamed Aamin Cumar DHeere Xoghayan iyadoo Sida la sheegay Lunsaday Hanti Badan, oo Mood iyo maalba leh, oo aynu ku aragnay XILDHIBAANADII ay isku beesh ahaayen oo eedaynaya ,,
Hadaba marka dhawaan la badalo Yaa xaq u leh , BOOSKA XOGHAYAHA sida xaqu yahay Waa in la siiyaa DEERAYAHAN.. WAxaan ka codsanaynaa Madaxwaynaha IYo wasiirka arimaha GUDAHA IN uu il gaara ku eego arinkaasi isaga ah Sida ugu dhakhsaha badan
Maxamed Cabdi Muse