Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD oo socdaal ku joogay magaaladda Hargeysa ayaa ka warbixiyay kulamo uu la qaatay masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland,isagoona sheegay in muhiimada safarkiisu ay tahay sidii kor loogu qaadi lahaa adeega waxbarashada ee IGAD ay bixiso.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warbixinta