Hargeysa (Hubaal)- Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Mustafe Maxamed Yoonis Waxdad oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiska Xisbigaasi ku leeyahay Hargeysa, ayaa ugu baaqay dhamaan xubnaha golaha dhexe ee Xisbigaasi inay ay maalinta Axda ah laga bilaabo ay yimadaan xarunta dhexe ee xisbigaasi si ay u qataan kaadhadhkii golaha dhexe.