Xubno Kamida Qurbajoogta Beesha Cabdale Isaxaaq Oo Baaq Taageero Ah U Muujisay Suldaan Cabdiraxiin Saxardiid Kaahin Oo Dhawaan La Caleemo-Saarayo.

0
30

Hargeysa(Hubaal)-Xubno ka mida Qurbajoogta Iyo Waxagaradka beesha Cabdalle Isaxaaq ee ku nool dafaha dunidda ayaa tageero hiil iyo hooba ah isla garabtaagay suldaan Cabdixakiin saxardiid kaahin,oo dhawaan la caleemo saari doono.Qurbajoogta Beesha qaybaheeda kala duwan sida aqoonyahanka,dhalinyarada iyo waxgaradka beesha cabdale isaxaqaq ayaa si isku mid ah oo niyadsami ah u soo dhaweeyay markii uu soo baxay warka sheegaya in suldaan Cabdiraxiin Saxardiid kaahin loo caleemo saarayo saldanada reerka.

Suldaan Cabdixakiin kaahin oo ah dhalinyaro aqoonyahan ah ayaa la filayaa in uu dhiig cusub ku soo kordhin doono bahda madax dhaqameedka Jamhuuriyadda Somaliland,madama uu yahay dhalinyaro aqoon iyo khibradba Alle ku manaystay,ahna shaqsi gudan kara xilkan cusub ee saldanada.

Ugu Dambayntiina Waxa ay Alle uga baryeen in uu Alle u fududeeyo xilka saldanada reerka ee dhawaan loo cumaamadi doono,waxaana ay u soo jeediyeen in uu ka shaqeeyo danta reerka iyo tan guud ee umadda isaga oo caado ka dhiganaya isu ururinta iyo islaaxinta sida ay tahay shaqada iyo hawl maalmeedka madax dhaqameedka.

 SULDAAN Kaahin

 Xuseen Cabdi

Cumar Cabdiraxmaan

Maxamed Cabdi

Xasan Aw Axmed

Wardi Xidaar

Cabdale Cismaan Jamac

Khadar Caare

Cabdifatax Cawil

Mahad Cabdilahi Barre

Maxmed Yusuf Cabdilahi

Maxamed Makhiri

Ismaciil Cabdilahi

Ismaciil Axmed Dahir

Cabdi Carablow

Maxamed Aw Yusuf Xuseen

Xidig Cabdi Cabdi Jamax

Axmed Xuseen Rooble

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here