Hargeysa (Hubaal) Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay Inay u dirayso Wafti Sare dawladda Itoobiya. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland oo maanta warbaahinta ugu waramay xafiiskiisa ayaa ku sheegay Ujeedada weftiga loo dirayo sidii ay dawlada Itoobiya ugala soo xaali lahaayeen Xadhiga Wariyihii HCTv iyo sidoo kale Dadkii ay ciidamada Kililka Shanaad ee Liyuu Boolisku ku laayeen deegaanka Jaamac Dubad.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Xukumada Somaliland Oo Shaacisay In Ay Wafti Sare U Dirayso Dawlada Itoobiya