Ceerigaabo (Hubaal)- Wasiirada Wasaaradaha Kaluumsaysiga iyo Ciyaaraha Somaliland oo maanta gaadhay magaalada Ceerigaabo ayaa waxa ay ka hadleen dagaal beeleed sabay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo saaka ka qarxay deegaanka Ceeriyaan ee Koonfurta Magaalada Ceerigaabo.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Dagaal Laba Beelood Ku Dhex Maray Deegaanka Ceeriyaan Ee Gobalka Sanaag Iyo...