Guriga ENG-NEWS Xukuumadda Oo Hadh Cad Geleleftay Boodhadh Ku Yaalla Faras Magaalaha Hargeysa...
Hargeysa (Hubaal)- Xukuumadda Somaliland Ayaa Maanta duhurkii gelelaftay Boodhadh ay ku sawiran yihiin Laba Suxufi oo Ku xidhan Gabiley iyo Labada WArgeys ee HUBAAL iyo HAATUf, Boodhadhkaa oo Faras Magaalaha lagu dhejiyey ayaa Ciidammo Boolis iyo dhar cad ah oo ku qalabaysan sallaamo loo diray duhurkii maanta kuwaas oo ka fujiyey Birihii ay sudhnaayeen oo ku yaallay is goyska Baar Hargeysa agagaarka Kaaraha ee wadada faras magaalaha Hargeysa.
Haddaba Si Aad SAwirro Laga Qaaday Ciidamo Duhurkii Sallaamo U Koray Boodhadhkaas Fadlan Guji Sawirkan Hoose