Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex Cabdilaahi Jibriil Gaaxnuug (Buraale) ayaa ka hadlay mudaharaad ay shaaka dhigeen shacabka xaafadda Kaydka Biyaha ee Naasa Hablood ee magaalada Hargeysa isla markaana ay kaga cabanayeen nin lacago ka urursada dhib badana ku haya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka