Hargeysa (Hubaal) wasiirka dib u-dejinta Somaliland Cali Siciid Reygal yaa ka hadlay qoxooti ka yimid dalka Yemen kuwaasi oo ka soo barakacay duqaynta ka socota dalkaasi,qoxootigan oo isugu jira Soomaali,Itoobiyaan iyo Yemniyiin oo saarnaa doon ayaa Xalay soo gaadhay magaaladda dekedda ah ee Berbera.
haddaba halkan ka daawo wasiirka oo ka warbixinaya ammuurtan