Xukuumadda Somaliland Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay Wada Hadal Ay La Furtay Kooxda Khaatumo (DAAWO)

0
29

Hargaysa (Hubaal):- Xukuumada Somaliland ayaa si rasmi ah u soo dhoweysay sida ay Kooxdii Cali Khaliif galaydh u aqbaleen wadahadalada Dawlada Somaliland ugu baaqday kuwaas oo qayb ka ah gogoshii nabadda ee uu Madaxweynaha JSL u fidiyey bulsahada GoboladaBari ee Dalka.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here