Afhayeenka xukuumadda somaliland ayaa sheegay inay xukuumaddu u aqoonsan tahay Bashe Maxamed Faarax inuu yahay guddoomiyaha golaha Wakiillada ee rasmiga ah isla markaana lagu soo doortay cod aqlabiyad ah.
Daawo Hadalka Wasiirka warfaafinta iyo Wacyigelinta Mr, Cadaani oo ka hadlaya