HUBAAL TV DAAWO: Xoghayaha ururka suxufiyiinta Somaliland Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo warbixin kooban ka diyaariyay xadhiga saxaafadda iyo suxufiyiinta
Waa xuskii 11-aad ee loo sameeyo maalinta loo asteeyay saxaafadda Somaliland oo ku suntan maalintii uu geeriyooday aasaasihii saxaafadda Somaliland Marxuum Maxamuud Cabdi Shide,waana sanadkii ugu xumaa 10-kii sanadood ee ka horeeyay iyadoo sanadkani uu kusoo beegmay xili cabudhin iyo handadaad badan ay saxaafadda xorta ahi kala kulmayso xukuumadda islmarkaana ay xidhan yihiin laba wargeys oo madax banaan oo ka soo bixi jiray Hargeysa iyo wariyeyaashii ugu badnaa iyo muwaadiniin fikirkooda cabiray oo xabsiyada ku jira mudadii ugu badnayd
Halkan ka daawo Xoghayaha ururka suxufiyiinta Somaliland Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo warbixin kooban ka diyaariyay xadhiga saxaafadda iyo suxufiyiinta