YAXAAS: Habar Dugaag Iyo Hogaamintii GAANNE Qallinkii Muuse Faarax Jaambiir

0
61

XARRAAN: Duqda Qoyskaa Aw Kale Ku Tidhi, Adba AAYO U Bax, Ninkii Fuuli Ogaa Wuu Maqanyay!…. KABBUUBYO: Tallanka Iyo Haasaawaha Burgal Iyo Saxardiid

Had iyo jeer waxaan isku canaantaa beri sidaa ha yeelin, hadana ma daayo oo sidii baan falayaa. Waxaan naftayda kula dardaarmaa mar danbe si khaldan ha u fadhiisan, misana iskama karo oo markaan kicis maago ayaan lugaha mid waayaa, ama labadaba waayaa, cabaar kadibna way ii soo noqdaan oo waxaan awoodaa in aan talaabsado. Bartaasaan hadana, talan iyo tashi aan iskula faqayo ka bilaabaa, oon idhaahdaa maanta kugu dhacdaye, beri ka digtoonow. Balse afeeftaasi halkaa ilama sii dhaafto, adkaysi danbena ma lihi oo markay igu dhacdo waa ii calaacal. Sidaa daraadeed, haatan waxaan u muuqdaa caadayste aan fadhi xumada iska dayn karayn, fool xumona ku darsaday, oo la qabsaday kabuubyadda lugaha.

Si Aad uga Bogato Nuxurka Qormadan Oo Xiiso Badan Fadlan Guji Sawirka Hoose ee Qoraaga

Muuse-Jaambiir

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here